Xiiso iyo xoorba way gudhaan. maahmaah somali ah
Xoolo lama cunee dadkoodaa la cunaa
maahmaah somali ah
Saaxiibka xun waa sida kaneecada oo kale Ma dareemaysid ilaa qaniinyada ka dib.رفيق السوء مثل البعوض لا تحسّ به إلا بعد اللّسع.
maahmaah somali ah
Meeshaad ku qubaysataa lagu qalalsadaa
Meeshaad ku qubaysataa lagu qalalsadaa maahmaah somali ah
Xoolo quudheed waa la qaataa, soor quudheedse lama qaato
Xoolo quudheed waa la qaataa, soor quudheedse lama qaato maahmaah somali ah
سقط قناع حقوق الإنسان عن الوجوه الخائنة، وظهرت حقيقة الأنظمة التي تتظاهر بالديمقراطية وحقوق الإنسان
سقط قناع حقوق الإنسان عن الوجوه الخائنة، وظهرت حقيقة الأنظمة التي تتظاهر بالديمقراطية وحقوق الإنسان. وتعتبر هذه الأنظمة أن الشعوب…
في شهر إبريل عام 1998 سجلت شهادة الشيخ احمد ياسين
في شهر إبريل عام 1998 سجلت شهادة الشيخ احمد ياسين على العصر وكان له تفسير قرآني لنهاية #إسرائيل شاركه معظم…
هناك غضب وقهر فلسطيني متراكم
هناك غضب وقهر فلسطيني متراكم، إذلال في المعابر، تهجير، تجريف أراضي، مصادرة منازل، مجازر بحق المدنيين وحصار جماعي، جرائم تنفذها…
الفلسطينيون يرسلون امرأة إسرائيلية وطفلها إلى بر الأمان
Palestinians send Israeli woman and child to safety:“Humanity is with us, not with them. Cover up, cover up, she has…
تأثير التكنولوجيا على العمالة والسياسة العامة
تأثير التكنولوجيا على العمالة والسياسة العامة أصبح استخدام “الإنسان الآلي” وغيره من التقنيات التكنولوجية الأخرى واقعاً يساهم في تغيير حياة…
الأمل هو الشيء الوحيد الذي يمكن أن يغري الروح.Rajadu waa waxa kaliya ee nafta lagu sasabi karo.
الأمل هو الشيء الوحيد الذي يمكن أن يغري الروح.Rajadu waa waxa kaliya ee nafta lagu sasabi karo. ———————————————–
لا تتخذ قرارات دون تفكير.Go’aan ha gaarin adiga oo aan Fikirin.
لا تتخذ قرارات دون تفكير.Go’aan ha gaarin adiga oo aan Fikirin. ———————————————–
”نحن ندفن كل يوم أشياء لم نُخبر أحدًا عنها.Maalin walba waxaan aasnaa waxyaabo aanan cidna u sheegin.”
”نحن ندفن كل يوم أشياء لم نُخبر أحدًا عنها.Maalin walba waxaan aasnaa waxyaabo aanan cidna u sheegin.” ———————————————–
الصفر (0) رقم لا نستغني عنه ، لأن كل شيء يبدأ من الصفر.Eber (0) waa tiro aan laga maarmin, sababtoo ah wax kasta Eber ayay ka bilawdaan.
الصفر (0) رقم لا نستغني عنه ، لأن كل شيء يبدأ من الصفر.Eber (0) waa tiro aan laga maarmin, sababtoo…
حيث تجد السعادة إنه مكان حياتك.Meesha aad farxad ka helaysid, waa meesha ay noloshaada ku jirto.
حيث تجد السعادة إنه مكان حياتك.Meesha aad farxad ka helaysid, waa meesha ay noloshaada ku jirto. ———————————————–
كل رحلة طويلة تبدأ بخطوة واحدة للأمام! ”Safar kasta oo dheer waxa uu ka bilawdaa hal tallaabo oo aad horay u qaado
كل رحلة طويلة تبدأ بخطوة واحدة للأمام! ”Safar kasta oo dheer waxa uu ka bilawdaa hal tallaabo oo aad horay…
HADUU KHAYR LAHAAN LAHAA HUU SII JOOGI LAHAA
HADUU KHAYR LAHAAN LAHAA HUU SII JOOGI LAHAA
NINXAN KUU KEENAY TAADANA SHEEGA
NINXAN KUU KEENAY TAADANA SHEEGA
NINKAAD WAX KU QARSAN LAHAYD WAX LAGAMA QARSADO
NINKAAD WAX KU QARSAN LAHAYD WAX LAGAMA QARSADO
RAG LA’AANI WAX KUMA YEESHO EE RAG XUMAAW WAX KU YEESHA
RAG LA’AANI WAX KUMA YEESHO EE RAG XUMAAW WAX KU YEESHA
Rag waxaan naftiisa ahaynba wuu maareeyaa
Rag waxaan naftiisa ahaynba wuu maareeyaa
Haddii nolosha la hagi lahaa, noloshayda oo dhan waxaan siin lahaa hooyaday.
Haddii nolosha la hagi lahaa, noloshayda oo dhan waxaan siin lahaa hooyaday. لو كان العمر يُهدى، لأعطيت عمري كلَّه لأمي.
Qofna kuma jeclaan doono sida hooyadaa kuu jeceshahay
Qofna kuma jeclaan doono sida hooyadaa kuu jeceshahay. لن يحبك أحد كما ‘أحبَّتك أمك.
Dhoola-caddaytu waa jawaabta ugu fiican ee aad siin karto cadawgaaga.
Dhoola-caddaytu waa jawaabta ugu fiican ee aad siin karto cadawgaaga.
Aarsiga ugu wayn ee aad uga aarsan karto dadka ku xumeeyay, Waa in aad iska Cafisaa…
Aarsiga ugu wayn ee aad uga aarsan karto dadka ku xumeeyay, Waa in aad iska Cafisaa…
Abtirsi waxaa dhaama raganni madaad la timaaddo رجولتك أفضل من افتخارك بأجدادك
Abtirsi waxaa dhaama raganni madaad la timaaddo رجولتك أفضل من افتخارك بأجدادك يفيد المثل أن الأعمال لا تقاس بالنسب والحسب…
Af ama reer aw mahdi ha ku hadlo ama lo’ ha kuu daaqdo
Af ama reer aw mahdi ha ku hadlo ama lo’ ha kuu daaqdo.
Af aanad lahayn lama qabto
Af aanad lahayn lama qabto.
Jimcadu waxay ka mid tahay xilliyada samadu furan tahay oo hadduu addoonku ducaysto Ilaahay kor ahaaye ka aqbalayo ducada Nabiga naxariis iyo nabad gelyo Ilaahey korkiisa ha yeelee
Jimcadu waxay ka mid tahay xilliyada samadu furan tahay oo hadduu addoonku ducaysto Ilaahay kor ahaaye ka aqbalayo ducada Nabiga…
Abtigaa waa kuu ooyaa ee kuuma aargudo خالك يواسيك بالبكاء ، لكن لا يثأر لك
Abtigaa waa kuu ooyaa ee kuuma aargudo خالك يواسيك بالبكاء ، لكن لا يثأر لك
Lacagtu waa addoon wanaagsan laakiin waa sayid musuqmaasuqaa المال خادم جيد لكنه سيد فاسد
المال خادم جيد لكنه سيد فاسد
Aamusnaan waa oggolaasho barked ( السكوت نصف الرضا ) #Somali #صومالي
’’ Aamusnaan waa oggolaasho barked (السكوت نصف الرضا ) ”
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho.
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho.
Af aamusani marti ma sedo. #somali
Af aamusani marti ma sedo.
Aduun wey kii amoodeey ogaaw
Aduun wey kii amoodeey ogaaw.
Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yari
Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yari
Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa.
Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa.
Inantay hooyadeed hadhuudhka tuntaa iyana haadintay barataa
Inantay hooyadeed hadhuudhka tuntaa iyana haadintay barataa